Daawo Muuqaal “Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika !!

Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ay ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika Is-bedelka ku dhacay hoggaankii dalka Itoobiya ayaa loo aaneynayaa inuu beddelay siyaasaddii iyo diblomaasiyaddii gobolka Geeska Afrika. Maxamed Xaaji Ingiriis oo ah mutacallim Daraasaadda PhD ka wada Jaamacadda Oxford, isla markaana bixiya casharo ku saabsan qaska iyo qalaalasaha Afrika, … Continue reading Daawo Muuqaal “Dr Maxamed Xaaji Ingiriis oo BBC Africa ka wareystay xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika !!